Thursday, July 1, 2010

50th Anniversary of Somalia Independence Day













Happy 50th Anniversary of Somalia Independence Day

Waa hambalyadii 50-guurada Maalinta Xorriyadda Soomaaliya

Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taagdaranee
Taageera waligiinee

Somalia wake up,
wake up and lean on each other
And whoever is most in need of support
Support them forever.

This is Somalia's golden jubilee of 50th Anniversary of Independence Day and, we must prey God to restore the peace and fraternity of our country and our population.

Insha Allah.



Waa Aabbayaashii Xorriyadda Soomaaliya

Fathers of Somalia Independence





Farxad ugu dabbaaldega 5o-guurada Maalinta Xorriyadda Soomaaliya oo ku beegan maanta 1da Luulyo 2010. Dalka iyo Shacbiga Soomaaliyeed ha loo duceeyo inuu Ilaahay ka dul qaado aafooyinka ku habsaday.

Aamiin!

Waa hambalyadii "SomaliCare" Blo

No comments:

Post a Comment