Sunday, June 27, 2010

50th Anniversary of Somali Independence Day (1st of July 2010)


As we all know Somalia became independant on the 1st of July 1960. This year marks the 50th anniversary of the Somali independence day. For that reason, as Somalis, it's essential to have a big event wherever we live to celebrate the golden jubilee of our independence on July 1, 2010.



Somalia wake up,
wake up and lean on each other
And whoever is most in need of support
Support them forever.




Happy Somali Indepedence Day
from "SomaliCare" blog
___________________________________________________________________________

Sida aan la wada soconno, Soomaaliya waxay xor noqotay 1da Luulyo 1960kii. Sannadkan waa konton_guuradii Maalinta Xorriyadda Soomaaliya. Sidaas darteed, waxaa lagama maarmaan ah in Soomaali ahaan meel kasta oo aan ku nool nahay inaan si weyn ugu dabbaadegno xorriyadeenna iyo xuskan dahabiga ah maalinta 1da Luulyo 2010ka.



Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taagdaranee
Taageera waligiinee

 
 
Waa hambalyadii malinta Xorriyadda Soomaaliya
ee blogga "SomaliCare"

No comments:

Post a Comment